Sawirro: Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay madaxa hay’adda UNHCR
MUQDISHO (SMN) – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka, Md. Mahamuud Moallim Abdulle ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda SoDMA ku qaabilay Madaxa hay’adda qaxootiga adduunka – UNHCR ee Sooomaaliya Md. Charles Mballa. Kulanka ayaa …